Daawo Sawirada: Xildhibaan C/laahi Gaafow oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Waxaa maanta magaalada Muqdisho si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Xildhibaan Cabdulaahi Gaafow Maxamuud oo shalay magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta Maamulka Galmudug lagu soo doortay  . Masuuliyiin iyo dadweyne badan ayaa Xildhibaanka uga hortagay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana dadkii soo dhaweenayay si weyn ugu faraxsanaayeen guusha uu ka gaaray … Continue reading Daawo Sawirada: Xildhibaan C/laahi Gaafow oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Muqdisho